Duration 13:34

Muraad Lalahaa Oo Lagu Guuleestay Muxuw Ahaa io Waxa La Sameeyey Wax Ka Ogoow

16 497 watched
0
1.1 K
Published 26 Jun 2021

#muradkaga#kuhel#qabkan#sheekh#riimi#channel#

Category

Show more

Comments - 223
  • @
    @deeqaali65093 years ago Qof walba Riyadiisa Allah u rumeeyo Anna Allaah ii rumeeyo🤲 39
  • @
    @canabcayuuni49783 years ago Qofwalboo muraadleh Muraadkison Macsiya aheyn Allaaah hasiyo isoo duceeya muraadbaan leeyahayee in uuu Allaaah isiiyo owlaaad baaariyo xalaal ah isiiyo Aniga Iyo inta ilamida owlaaad hysn inta hystna Allaaah haubarakeeyo oobari hauga dhgo Ducadeena Allaaah hainga aqblo Dhmmntnnb Aaamiin ÀAaamiin Yaa Allaaaah Yaaarab yaaaaarabbal Caaalameeen Dhmmntnb Aaaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲❤️ Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah ... 12
  • @
    @fathiabdi53353 years ago Ilaaah hakuu caafiyo owlaada ilaah hakuu barakeeyo noloshada aduun iyo aakhiro ilaah waxaa ku faraxdo ilaahay haku siiyo qof walba meshaa wax katabayaano ilaahay wax qeer qabo hakasiiyo aduunka iyo aakhiro ilaahay ha noo naxariisto aaamin yaa rabi💞 ... 6
  • @
    @najmomuse76473 years ago Alle ha ucaafiyo crrteda muraadkeedana alle ha usahlo 1
  • @
    @sahroibraahim41983 years ago Alle muradkeeda ha u sahlo allahuma amiiin 3
  • @
    @fofanawesley64443 years ago Wllhi Anna saas ayn wiil u jecelahay waxn rajynya inan Mar uun is guursano Inshallah 7
  • @
    @aminafarah2318last year ILAAHAY ha u caafiyo caafimaad sareecana oo deg dega RABI ha ugu arzaaqo ciyaalka ALLAAHUMA amiin
  • @
    @canabcayuuni49783 years ago Allaaah haucafiyo ayda iyo inta Umda Nabi Muxammed NNKH صلى اللّه عليه وسلم ❣️❣️❣️❣️❣️❣️
    Ee xanuunsan inta Caafimaad qabtana Allaaah hausiydsho inta dhmtyna Allaaaah haunxriisto inaga Allaaah hainoo danbi dhaaafo Allaaah hainooga daba Naxriiiisto Adduuun iyo Aaaqiraba Qaatumda qeyr Alloow inoogu qtm Gffkena iyo gerideena Aallaah makulmiyo sida nalaku qabtana Allaaah naguma qaado Maalintena maalin qeyrd Allaah hka dhigo Caadabul qabrigna Allaaah hainga badbaadiyo snkena iyo saladena sdaqadena iyo ska deenna Allaaah hainga aqblo meytaat keena Allaah Hacafiyo Ducadeena Allaaah hainga aqblo Dhmmntnnb Aaameen ÀAaameen Yaaa Allaaah Yaarab Yaaarabbal Caalameen dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah ...
    12
  • @
    @hamdixilkas54553 years ago Ani suuratul anbiyaa ayaa aqriye 3 haween cml muraadkaa lahaa waan helay alx 2
  • @
    @zhukrijama79893 years ago Muradkeda dhanwalba illahay hawfududeeyo cafimad risaqad intaba ihay wasac hawga dhigo aamiin 2
  • @
    @nurtonadir37063 years ago Gabadha walaashena ah waxan ilaah uga baryaa caruurteda in caafimad day dag ah ilaah siiyo waxay jeceshahay oo qeer ah allaha waafajiyo bi'idnillaah qofwalba oo muslin ah muraadkiisa Alle ha siiyo .
    إنشاء الله يا رب
    ...
    4
  • @
    @ifraxabdullahi40933 years ago Wlhi shiiqow ducadaas anaa tijaabiyay illeheyna waa igu guuleeyay alx adne qeer allaha kusiiyo 2
  • @
    @kikitvkikitv9843 years ago Sheqow shigshig aya qabey wax barasha wa nacey dartiis hada gabadheyda ku arke fadlan duco i sheeg an rabi ku baryo isoo sheeg fadlan anaa tijaabinaayo 1
  • @
    @canabcayuuni49783 years ago Qofwalboo muraadleh Muraadkison Macsiya aheyn Allaaah hasiyo aniga Allaaah haii rumeeyo sida ay niydydu jeceshy owlaaad baaariyo xalaal ah aniga iyo Inta Ila mida Inshaaa Allaaah
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢
    ...
    6
  • @
    @arimasdek3363 years ago Allh muradkooda oo an macsi lahayin ha siyo oo an macsi lahayin Salada duhur ban isoo ducayna insha allh
  • @
    @lakicabdi32943 years ago Illaaahy ha caafiyo gabadha cafimad tama uga baryeyna rabi
  • @
    @claahimohaaxmed87783 years ago Keep going macalinkayga fasirka qur'aanka Allah haku barakeeyo macalin 8
  • @
    @Ahaan075183 years ago Illahy ha ucaafiyo owlaada wallasheen insha allah wallayal aniga muraad ayan leyahy siniyada igu duceeya kheer alle ha idinka siiyo adinka na muraadgiina alle ha idinsahlo insha allah 🤲🤲🤲
  • @
    @maryanmuse77193 years ago Allah haa uu cafiyo culeska allah fuuded haa uku bedeelo alle asii aya awood leeh oo naxris badane ah alle haka dulqado murugta farxad iyo ferej qeer qawa ha uku bedeelo amin yaa rabi 2
  • @
    @amlahqueenqueen8573 years ago muraadkeeda oo khar ah alle hawaa fajiyo caruurtana alle ha ucaafiyo
    adiga sheikh alle hakaa abaaliyo
  • @
    @safiaibrahin47233 years ago Muraadkeeda Alaha isagoo anakana muraadkeeda Alaha no sah'o Ilaahey ayaan baryeeynaaa
  • @
    @kaahomahamuud48013 years ago Masha alaah alaha marwalba ayad nooducaysaa alaha kuxafido walaashena alaha cafiyo muradkey ledahayna alaha waxan uga baryayanaa inuu alaha usoodadajiyo 1
  • @
    @Ahaan075183 years ago Sheek waadno faaideysya illahy ajar hakaa siiyo allahu akbar
  • @
    @aaminoaadan66593 years ago Masha allah shiikhow mamadaas ilahay waxey tabaneyso haw u hagajiyo carurtuna ilahay ha u caafiyo walashena wexey jeceshahay ilaahay ha siiyo hasiyo shiiq riimin isniinta ayaan meel balan kaleyahay ducadana wan aqrisana insha allah ina soo duceey🤲🤲🤲 ... 1
  • @
    @ikranadamali43833 years ago Allahu akbar allahu akbar ilahay ayaa mahadleh wiilka ilahay muraadkiisa ha u sahlo iyo qofkasto muraadleh 2
  • @
    @maxamedcali11823 years ago ilaahaY MURAADKEEDA WANAAGSAN HA SIIYO AAMIIN 2
  • @
    @faadumojumucabdicasiis68583 years ago Alle muraadkeda ha u sahlo meel walba eey ka bahantahayna ha kadherjiyo 1
  • @
    @abyanmohamed76313 years ago Ilaahow ugagaar aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 1
  • @
    @samsamsimanz45003 years ago Caruurteda allha ku cafiyo muradkoda dagdag allha ku siyo insh Allah 🤲🤲🤲 1
  • @
    @joghjoyh75213 years ago Masha allah ilaahey haku siyaadiyo wiilka hooyada murugeysan alle ha ka qaado murugta cafimaad taam ah alle ha siiiyo intii umada soomali dhamaan amiiin yaa rabii 1
  • @
    @kingswagger873 years ago Walasheyda muslimadaha Allah ah ucafiyo caruurta amiin 🤲🤲🤲🙌 2
  • @
    @hindaahmed18473 years ago Muraad keeda oon macsi lahayn rrabbi midigta hawga dhiibo walaasheen. Sheekhana alla habarakeeyo. 1
  • @
    @aminabare8653 years ago ALLAHAYOOW gabadhaas muraadka ay leedahay u sahal oo u barakee yaa raxmaan aamiin yaa ALLAAH 1
  • @
    @asiilaqueen19923 years ago aamiin muraadkeeda oo dhan iyomuraadul muslimiin allaha sahlo insha allaah 4
  • @
    @smaxamoud7563 years ago Ilahey reerkas mirad kooga oon macsileheyn midigta alaha kasiyo 3
  • @
    @abdifatahmohamed18493 years ago Muraadkeeda ALLAH u sahlo
    aamiin yaarabi
    4
  • @
    @maqbuulawale4213 years ago Allaha awooda leh caafimaad ha u siiyo caafimaad aan bushi ku reeban & inta muslim ahba aamiin yaarabi Aamiin yaarabi 🤲
  • @
    @najibboqortoyo35283 years ago Asc shekh alaha ku barakeyo ilahy kheyr badn haku siiyo Hana kugu arzaaqo wax wanagsan anagana ha nagu anfaco cilmiga iyo wanadada amen takale gabdha walashen ah allah sweet ban uga baryeynaa inuuu u sahlo amuraheeda alah ha u fududeeyo muradkeeda amen ya Allah 🙏🙏💯💯💯💯💯 ... 1
  • @
    @fatmashuayb1213 years ago Ya Allah walaasheena muraadkeeda,iyo awlaadeeda iyo inti Islam ah usahaal.aamiin Allahuma aamiin 1
  • @
    @sahramaxamed52113 years ago Illahay muraadkooda oo aan macsilahayn hasiiyo 1
  • @
    @siyadkahin74483 years ago Amiin ilahay muradkeeda ha siyo aniganaa iso duceeya alah haydin barakeye 1
  • @
    @nordaacad21083 years ago Niyadeeda waxay jaceshahay allah uga dhigo walaasheena 5
  • @
    @maxamadmaxamad57583 years ago Asc Amin muradulmusslim biidnilh ana Ducadayda Allha igaAqbalo Amin 1
  • @
    @iskufilanfarah38423 years ago Masha alah wiilka alah ha usiayadiyo faraxdiisa qoyskan alah barakeyo gabahda walashena alah ha ucafiyo gabdhah waxaksta alah khayr ha uga dhigo amiin 3
  • @
    @abdirahmanabdulle18333 years ago Xaasid maliibaano ee sheikha like usaara waxba idinkama dhibeyso 1
  • @
    @burhaanali61633 years ago Illahey ha barkeeyo familkaas sida ay niyadeyda jeceshahay allaha u yeeelo amiin ya rabi 1
  • @
    @aishoali48043 years ago Allah ha uu caafiyo allah muraadkeeda uu sahlo 3
  • @
    @mohaabdirahman47653 years ago Muradkeda allah ufududeyo
    Adigana waa mahdsanthy
  • @
    @nuuraahmed66273 years ago Familka Muradkoda allaha raxmanka ahi ha uyasiro 3
  • @
    @xalinamacow94493 years ago Mashaaalllh alh kuxafido 🥰 🥰 🥰 amiiiin 2
  • @
    @faadumocabdulahi44223 years ago Allah cafmd degdeg ah hasiiyo
    Aaaamiin yaa Rabbii
    3
  • @
    @afkaxaaji54773 years ago Masha Allah allaha kuxifdiyo aduun iyo aqiraba gabadha walaasheena allaha siiyo waxay jeceshahay oo macsilaheen insha allah adigana walaalo qeerbadan aduun iyo aqiro an go even allaha kusiiyo wll mcn 1
  • @
    @niciimosaleebaan2613 years ago Alaah waxaanu baryaynaa walaale inuu ucaafiyo ilmaha aaaamin yarabi🤲🤲🤲 1