@iidmuuse97304 years agoWay ino tahay wad naga yaabsate ahmed fj waxed nin culus nolow intay nololi jirto. 17
@
@wardamuuse53854 years agoCadowgaaga alle hajabiyo from hargaysa. 1
@
@hudaahmed88334 years agoMaasha allaah wllkey ahmed fj legend horu soco cidna haw joojin wll qli.
@
@axmettbarre96904 years agoWad ba naga nixisee sxb keep going nin qalbi safi ah cid hor istagi ka dha majidhe. 10
@
@N_F_MUZIC_OFFICIAL4 years ago allaan kugu dhaarshe ii saar subscribe walaal qalli . 31
@
@ayanbadanxusen33314 years agoWallahi waan kugartay kawaran barkiga. 4
@
@khadijsibrahim81114 years agoAsc. Walalo. Ahmed. Fj. Allah. Ha. Ku. Xafido. Amin.
@
@qadroaxmed96584 years agoWakaxumahy wll qali dadka kucaynayo waadad xun axmed wll isdiji wll qali wana kujecelnahy ha ujibin cadawgaag.
@
@foosiyaofficial87354 years agoKeep going dear brother wey kaa muuqataa in aad careysanty wlhy. 21
@
@axmettbarre96904 years agoAxmed fj waxn idin leeyahy ka dhamaada waa nin qalbi nadiif ah isago laxumeeyy buu qarinaaya dadki xumeeyay poe qalbi safi ah bd lee dahy. 33
@
@Melody-rr4tg4 years agoMaasha. Allah ahmed walal. Hore. U. Soco.
@
@lulofficialchannel43374 years agoMaasha allah hore u soco my wllkey waxba kama qaadeya keep going. 2
@
@adontiialle27484 years agoWalalky hooyady iidhashy ookale ayad wlhi ila tahay my prother ahmed fj legend of the legend wlhi sabab la an ayan allah dartii ku jecelahy prother.
@
@sacdaahmedgyygg58134 years agoWllky keep going farxad ku nolow ciid ka xuna cagta hoosteda. 3
@
@cawoosman17374 years agoCadowga haw jabin wll qali keep going sharaf kunolow alle haku dhawro adi iyo.
@
@abdiraxinxusenofficial14374 years agoSaxib qali cadowgado cagta kahose wax ey kaqadi karan malee inta kujecel aya kabadan keeb going broo.
@
@muuseshukri77094 years agoSobadi shekoyinka sida tano kale ah, ahmed jy. 1
@
@newmusicofficial38974 years agoCadowgaga ha u jabin lpx ahmed fj keep going proh.
@
@idilbinuidiris36504 years agoHau joojin bro cadawgaga cagta hoostisa hore u soco wll axmed fj one tagero buuxdan kuu ahayi.
@
@raymabintuwarsame85834 years agoKkkk ax runtii waan xanaaqsanaa lkn ugu dambayntii waad iga qoslisay hore usoco wllky qaali.
@
@bukhaaricadde88314 years agoHory usoco wlky qli xumaan alle kumatuso cadawgaga alahajapiyo. 2
@
@bileahmed4 years agoSxb axmed dadkaa kaa dhaman la waxay ka masayr sanyihiin guulaha ad gartay ogawna caqabafuhu waa furaha hor marka sxb keep going. 3
@
@sacdiyo48734 years agoWlhi wad naga washay fj wn naxay wlhi love you my brother. 2
@
@ayaanhaggi3774 years agoAhmed fj bro qofku markuu caanyahy waliba lajecelyahay waxa spobaxaya dad badan oo kasoo horjeeda lkn dhag haw dhigin waayo waxa ka badan inta kula jirta ee ku jecel keep going wll. 1
@
@Selma125684 years agoAxmed fj cid wax kaa qaadi karta ayaan jirinba cadowgaaga u noolow my brother.
@
@bbenacnac4 years agoAhmed fj wax yaro qalbi xab xaba hory usoco brother prank. 80
@
@filsansaid92824 years agoMasha allah ahmed fj keep going wll kali wa naxaay ruun baa modaay caad baan gu tageraa wll kali.
@
@sjsjswwnwm33444 years agoWalhi sxb nin qakbi nadiif ah tahy ka muqata horey usoco wallkey m. A saas kusoco waliga keep going waligey qof keep going madhihin adi igu ka horeysa waana uqalanta horey usoco wllkey.
@
@ibrahimyemeni82824 years agoIska qabo qofkow yahaybo one love brother keep going.
@
@nimcosagal66464 years agoIga tag waad iga nixisee wllky keep going sheko cusub la timid.
@
@abdikani254 years agoAhmed fj ha u ujoojin wxay doonayaa hasameeyeen.
@
@xamdigarass71904 years agoAxmed fj asxaabta cadiyaa ugu wali karta horay usoco dadkoo dhan way ku jecelyihiin tageero one ayaa ku ahay.
@
@ikranyareyhaji74314 years agoPowe ahmed fj aad baku jclhy ilahy wax ku dhipa kuma tuso.
@
@mahduushduaale40104 years agoHhh keep going pro wallhi waa naga yaabstaye wll.
@
@deeqacismaan20184 years agoWaa kaa dhashena qalbi saafiga keep going huno from ma. 1
@
@nimcoabdi94464 years agoMasha allh axmed fj official wllo qaali.
@
@yahyekuriya8854 years agoAxmed fj nacbka hajabo zhp hore uu soco.
@
@calihanadvlogs35664 years agoNin aan cadow lahayn maha qof jira go forward bro. 10
@
@fatxiyacarab59374 years agoAxmed fj waan kutageera horey usoco wllo. 2
@
@salmahassanhassan304 years agoMy brother keebgoing cadawgagu cagta hoosti dhag hawdhigin cadawga ga keebgoing io ninkan nodaya hadi kale ogada inaad lakulmaysan wx idinka yaabiy id="hidden5"a pls nodaya axmed allow cudur waxdila iyo isha cawri kulul iyo cadawga kahay. ...Expand17
@
@hoodomaxamud3644 years agoCadawgaaga hoos ayaan leeyhay my dhiigayga waliga jiro joog ayaan ku leeyahy ahmed fg. 2
@
@shankaroon72584 years agoWaxaad tahy ninka you tube ka ugu dagan you tube layda somaliyeed waanba yabaye markan maqlay hadaladaada wlhy caadibaad nooga washy sxb keep koin my pro lagen axmed fj. 1
@
@najum12764 years agoAhmed fj guulayso ayan kulenahy marwalba wll.
@cloud74244 years agoSalamad wad iga nixisay wll qali ilahey haku xafido.
@
@shamhadjamuus49644 years agoWalaal iska cafi waxa ay ahayenba walhi wa runta qof laguma xadkudba abwe qaliah guuleyso.
@
@jamaalofficial6644 years agoHaw bixin wllo axmed dadka kugu mashquulaya xaasidka iska badn keep going. 3
@
@samaraaragsan16794 years agoWllhy aad u naxay ax keep going axmed fj from muqdisho. 1
@
@wiilkadariskagabadhoodagaa48434 years agoAhmed fj codowga allh kaa qabto my brother. 2
@
@hamdaahmed93864 years agoWllky axmed fj horu soco waxan ku leeyahy nacabku darbiyada ha jiidho cadwgagu cagta hoosteda wllky waa xamda abdi raxmn oo kala so hadlysa hargysa wllky. ...Expand
@
@As-jk2cp4 years agoDhegba ha u dhigin pro waxaan ku leeyahay keep going.
@
@nimcomuse1834 years agoWlhi wan cadhoodayba wxn is laha muu soo dhigo dadkas ciil baa i hayay wllkay waxad tahay qof qalbi ficn dadka qalbiga fiicana cid ba isma qabsadan hore u soco insha allh. 1
@
@hoodoyousuf20604 years agoHhh walhi waan xanaaqsana lakin waad iga qoslisay my dear pro ahamed lakin saaso kale ha noo kicin dhiiga waan ku jecelne.
@
@beelakiin36034 years agoHoray usoco wllkey ha u joojinin cawaanta.
@
@updyrazaaksomali25934 years agoMadaxa lipaxaynta iyo qaptah ahmet fg lipaaxaynti hargysa wadaaye.
@
@xamdaaadan99344 years agoWalalkay dadka xun iyaga xun lkn adiga waxb kama qadayan wayo adigu wax tahay qof qalbi nadifa wll cadawga u nolow.
@
@ahmedmohamed-ys8mk4 years agoTeam fj hargaysa ciyaalka abti malaha inama yaqaanaan.
@
@maclowofficiall79854 years agoLegend caan bixin ayey u bahanyihiin ee ha u jawaabin bro dadka noocaas ah.
@
@raymabintuwarsame85834 years agoAxmed fj wllky qaali guushu waa dhankga. Cadowgaa maciilboxo ilhay ha ku garabgalo ilhay ha kulajiro guulayso markasta. 1
Related videos for WATAN JAWAABTOODI | | DADKII IGA DHAMAN .:
prank . 15
allaan kugu dhaarshe ii saar subscribe walaal qalli . 31
wey kaa muuqataa in aad careysanty wlhy. 21
prank. 80
sheko cusub la timid.
go forward bro. 10
prank weye.
keep going axmed fj from muqdisho. 1
ha u jawaabin bro dadka noocaas ah.